Waxaa ku saamixi kara in qofwalba
lagu qasbo markuu kumbiyuuterka soo galaayo in Ctrl+Alt+Delete
qofwalba kusoo galo waxaa keenaa waa sadex arimood
1-in computerka ka qayb qaato
domein oo ah in computer u taliya computerda oo dhan ama madax
u ah lagu daro ama lagu xiro
2-in qawaaniin (policy)lagu
dabaqo sidaad la socoto winxp wuxuu leeyahay group policy oo
ah qawaaniin lagu dabaqi karo kumbiyuuterka iyo qofka isticmaali
lahaay
3-inaad tagto meeshaan sawirka
kaaga muuqata ee hoose ee calamaada cagaaran saxantahay'