WAN(World Area Network)

Waxaa loo soo gaabiyey world Area Network waana tecnolojiyada ay isticmaasho wan oo ah world wide web(WWW) sida aad la socoto aduunyada maanta waa hal xaafad oo kale kumbiyuuterada aduunyada daafadaheeda kala yaala waxay isticmaalaan Wan taasoo macnaheeda ah kumbiyuutaro iskuwada xiran oo ka dhaxeeya xiriir internet si ay isu weydaarsadaan macluumaad (resource sharing).

Waxyaalaha ay dadka isweydaarsanaayaan waxaa kamid ah inaad walaalkaa ama walaasha aad sawiro isu dirtaan ama aad microphone kuwada sheekaysataan massengerka i.w.m.
Markaan leenahay internet waa tiknoolijiyo ku saamaxaysa inaad soo booqato webpagekaad aad rabto sida www.islamway.com ama learkey.com laakiin waxaa qasab ah inaad webkaad raadinayso magaciisa taqaanaa ama(internet protocol)ip adreeskiisaa (ip adrees oo ah saasaan tiro afar god ah god kastaana yahay 8bits marka(sideed ku dhufo afar waa labo iyo sodon bits) 8 x 4=32 bits .
Marka hadaan rabo inaan internet helo maxaa shuruud ah oo la iiga baahan yahay?
.Waxaa qasab ah inaad computer haysato oo xawaarihii fiican yahay sida pentium3 ama pentium4
· In aad bixiso lacag joogto ah si aad internet joogto ah aad u hesho sida Adsl oo kale marka qolada lacagta kaa qaadanaysa ku soo diraayaan modem external ama cable waxay ku siin doonaan magac iyo nambar sir kuu ah adiga
· Marka adiga rakibanaysa ama waxaad raadsan doontaa qof qibrad uleh sida computer loogu xiro internet
· Wixii markaas ka danbeeya waxaa tahay qof isticmaalaaya tiknoolijiyada aan soo sheegay ee loo yaqaan WAN .

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore