Sidee furaha sirta loo bedeli karaa
(Change my password)
Waxaad
riixaysaa koontadaada
in aad bedesho pick an account to change.
2.
Riix
bedel koontada Change
my password Riix bedel
furaha sirta ah What do you want to change
about your account.
Maxaad kale ayaad rabtaa inaad koontadaan ka
bedesho.
3.
waxaad
ku qoraysaa furaha sirta hore aad isticmaali jirtay
Type your current password. Hada ku qoro furaha
sirta cusub tusaale: 456 Type a new password Mar
labaad ku qor furaha sirta Type the new password
again to confirm. Mar labaad ku qor furaha sirta .
4.
Marka
hadii aad iloow
badantahay oo aadan xasuusan Karin
Passworkaada waxaan ku qorankartaa
furahaaga sirta meesha u hoosaysa ee ay ku qorantahay
Password hint ype a word or phrase to use as a password hint kadib sii soco
waxaad samaysatey furihii sirta ahaay Create Password..
1.
Bedel isticmaalaha Switch User / Ka bax isticmaalaha Log off.
Waxaa laga tegaa halkaan hoos aad
ka aragto
1.
Riix Start ka
dib dooro Log
off.
2.
Riix Switch User.
Waxay kukala duwan yihiin switch users
iyo logoff switchuser
waxaad degdeg uga baxaysaa faylashaada adigoo
galaayo koonto kale faylashaada macluumaadkaada way kuu furnaanayaan laakiin log off waa xir macluumaadka
iyo faylasha ii furnaay markaas ka dib ayaad koonto
kale gali kartaa adigoo kusoo laabanaayo meesha looyaqaan
welcome screen
1.
Riix
Start ka dib dooro
op Control Panel.
2.
Riix User Accounts.
3.
Riix
ka dib dooro bedel
qaab loo soo galo computerkaada Change the way users
log on or off meesha hoose riix Pick
a task.
4.
Dooro
ama tag meesha Select
logon and logoff options, Dooro Use the Welcome
screen kadib dooro
Use Fast User Switching.
Sida
ay isu bedelaan Switch users:
5.
Riix Start ka dib dooro Control Panel.
6.
Riix
User Accounts.
7.
Riix ka dib dooro bedel qaab loo soo galo computerkaada Change the way users log
on or off meesha hoose
riix Pick a task.
8.
waxaad
tagtaa adigii dooranaayo
Select logon and logoff options, Dooro
Use the Welcome screen kadib dooro
Use Fast User Switching.