Winzip 9.0

Waa maxay winzip waa barnaamish software ah oo isku cufa ama isku cadaadiya faylasha aad diri rabto si faylka mugiisa(baaxadiisa) u yaraato saas daradeed markaad isku cufto faylkaas wuxuu noqonayaa zip barnaamishka kuu suura gelinaaya waxaalayiraahdaa winzip .

Sideen ku heli karaa winzip

·        Waa inaad webkaan kasoooo download garaysaa

·        www.download.com

,i.w.m wixii markaas ka danbeeya waxaa

arkaysaa sida winzip look ala fur furi lahaayoo

looga dhigi lahaay unzip kana fiirso sawirada hoose

 

 

   

Unzipping Your Product

1.       Go to www.download.com

2.       Enter WinZip and click Go.

3.       ku qor search winzip kadib waxaa ku soo baxaysa download  garayso

4.Click the download link  (waxaad riixdaa download meeshay ku qoran tahay)

5.Dooro fur  (Choose to open it.)

Waxaa bilaanaysa in aad soo rogoto ama daldalato (The download process starts.)

6.       Markuu kuu dhamaado waxaad bilaabaysaa inaad computerkaaga ku dhexyaaciso

After the download is complete. Start the installation with Setup.

8.Marka waa dhamaadey ku dhexyaaci (Finish the installation. )

Barnaamishyada kale ee aan download u baahnayn waxay ku dhexjiraan windoowskaada sida winxp

Waxaana loo yaqaana Compriser oo ah isku cufe(fayl yareeye)


Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore


 Wixii faahfaahin dheeraad Riix Halkaan