System Restore

Casharka Kowaad (Lesson One)

Barashada System Restore

System restore waa maxay waa barnaamish kuu ogolaanaya in hadii computerkaada ku dhaco cilad xagga barnaamishyadda ku jiraan uu dib

kuugu soo celiyo tusaale : File ama sawir ama cashara ama muxaadaro

aad u baahneey ayaa qof pcgaada ka tirtirey marka waa barnaamish kuu sahlaayo

in aadan sameynin Clean Installaation macnihii yahay in windows galiso.
Somaalida dhibka haysta waa hadii pc cilad ku dhaco waxaa loo degdegaa in windoowska lawada masaxo arintaas waa arin khalad ah.Khaladkaas waxaa dhici karta inay yihiin sidaan

Waxaad sameysey windoows up date ama pc gaada ayaa Automatic

windows update jooga marka waxaa wanaagsan in uusan asaga automatic update usamaynin adiga ku weeydiiya casharada danbe ayaan ku qaadan doonaa inshl.
Markaad barnamaish cusub galiso sida Nero ama any sofware aad ku samayso instal ama When you uninstall or install certain programs.
Markaad samaynayso system restore xir barnaamishyadda kuu furan dhamaantood.

Xagee Laga Sameeya System Restore Windows Vista:

Riix Start button Fur kadib dooro Start Menu.
Start Menu Fur kadib dooro the All Programs menu option Ka dib ka door ( kadhexraadi)


Waxaad Riixdaa Accessories Start Menu group Ka dib ka door .
Waxaad Riixdaa System Tools Start Menu group Ka dib ka door
Ka dib waxaad riixdaa System Restore icon


Ka dib waxaad kuu furmaysa daaqada waxaad riixaysaa sii soco Continue button.


Xagee Laga Sameeya System Restore Windows Xp


Marka windowsxp wuxuu u qaybsamaa laba qaybood ( Labo Version) labo nooc oo kala ah:


Microsoft Windows XP Professional
( Shirkaddaha loogu tala galey

laakiin soomali guryaheey u isticmaalaan taasna waxaa keena inta badan

cajalado ay wada isticmaalan)


Microsoft Windows XP Home Edition
(waxaa loogu talagaley guryaha in

loo isticmaalo sababtoo ah waxaa jira barnaamishyo badan oo shirkaddaha loogu talagaley markaad haysatowindows home edition makuu shaqaynaayo waxaa kamid ah MMC Microsoft management console oo barnaamish

loogu talagaley in pc shirkadda yaala laga maamulo marka waa sheeko

dheer casharka kabaxsan ) .


Waxaad Riixdaa (Furtaa) Start, Ka dibna Riix All Programs,
Ka dib ka door Accessories, Ka dibna Riix System Tools,
Waxaad Riixdaa System Restore.
Waxaa kuu bilaabanayo Welcome to System Restore starts
Daaqada kuu soo boodeysa ku qoran Welcome to System Restore page
Waxaad Riixaysaa Undo ( Ka laabo) my last restoration oo macniihasa

yahay hadaad mid hore sameysey aad ogtahay waxaad orankartaa ka laabo Undolast restoration hadaadan ogayn mid cusub samaysanaysaa
, Waxaad Riixaysaa Sii soco Next. horey u soco
.Daaqada kuu soo A System Restore message Waxaad Riixdaa OK.
Ka dib Pc wuu soo daarmi yacni wuu is daminaayaa restarts the computer.


Yaa Sameeyn Karo Sysytem restore oo

awooda u leh (Dadka pc isticmaalaayo)


Waxaad ku galaysaa pc gaadaa magac qofka awooda leh ayaa lagu magacaabaa iley qofka haduu yahay stander users awood umalahan in system restore sameeyo marka badana waxaa wanaagsan xitaa caruurta in stander users laga dhigo si xitaa cajaladda program ku jiro si uusan pc ugalinin adigoo ogayn marka xasuusnoow arintaas qofka pc meelwalba gali haka dhigin system adminstarator (computer as Administrator)

Qaabkee ayaa Sysytem restore Looga sameyn karaa aCommand Prompt.


Waxaad ka samayn kartaa waxaad tagaysaa Start Ka dib waxad tagaysaa

Run waxaad ku qoreysaa halkaas CMD oo macnaheeda yahay Command prompt laakiin waagii windows 98 lajoogay waxaa qasab ahayd inaad wada qorta command prompt laakiin windowsxp/windowsvist ku qor kaliya CMD markaas kadib daaqad madoow ayaa kuu soo baxaysa daaqada waxaad ku qorey qoraalkaan una fiirso windows vista rstrui.exe hadaan ku qorto eraygaan islamarkii system restore wuu bilaaban laakin windows xp ma bilaabanaayo wuxuu kaaga baahan yahay Root (waa feeylka meesha uu computerka kayaalo) uu yaalo sytem restore inaad wada qorto .Laakin windows xp waxaad ku qoraysaa sidaan hoos ku xusan

C:\WINDOWS\system32\Restore\ rstrui.exe kadib Enter Riix islamarkii waxaa bilaabanaaya system restore.

Waxaad kahelaysaa sawirada casharadaas lasoco sawirada.

 

 
 

Sawiradda System Restore Winxp

Sawirka 1aad

Sawirka 2aad

Sawirka 3aad

 
 
 

Sawirka 4aad

 
 
 

Sawirka 5aad

Sawirka 6aad

Sawirka 7aad

Sawiradda System Restore Windows Vista

Sawirka 1aad

 
 
Sawirka 2aad

 
 
 
 

Sawirka 3aad

Sawirka 4aad

Sawirka 5aad

Sawirka 6aad

 
 
 

 

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore