Windows Massenger

    Start Windows Messenger. Waxaad riixaysaa labo mar klik   ikankaan ee dhinaca midig ku yaal ee muraayadaada loona yaqaan msn ee madaxa cagaaran.

    Halkaan kadhagayso MSN

    1. Marka ugu horeeysa waxaa lagu waydiin doonaa inaad is diiwaan galiso magacaada  iyo nambarka sirta ah hadaadan lahayn labaad waxaad qasab ku tahay inaad tagto hotmail.com oo aad soo sameeysato magaca aad koontadaada ku gali lahayd  .NET Messenger Service. Riix halkan kuna qor magacaada  Click here to sign in.

    2.  .NET Messenger Service waxaa lagu waydiin doona imayl adreeskaad iyo lambarka sirta kuu ah sida aad sawirka hoos uga jeedo tusaale imayl account kaada wuxuu noqon karaa sidaan :somaali@hotmail.com waxaana laga soo hubinaaya inaad konto kuleedahay hotmail iyo inkale hadaadan ku lahayn waa gali maysi hadii marka aad xaafada marti ku tahay waxad dooranaysaa meesha hoose ay ku qorantahay to sign in with a different account . ama hadaad  magacyo badanle tahay waxaad dooranaysa halka hoose waxaad lamid tahay qofka martida ah kuu ah oo kale .

    3. Fiiro gaar ah : Ku magacaada sidan oo kale Somali@hotmail.com ka dib hoosta ku qor  lambarkaaga sirta ah waxaad oran kartaa meesha hoose sax ee ay ku qorantahay sign me in automatically  kadib waxaa iftiimaysa ama (actief) noqonaysa xarafka ok. Macnaheeda waa mar kastoo soo galo msn ka atomaatik ha iigu  furmo msnkayga
    4. Markay kuu suuragasho ooaad online noqoto hadaad doonayso inaad  qof aad liiska  ku darsato waxaad riixaysa  Add  oo iigu dar qofka kadib waxaa lagu waydiin doonaa qofkaad liiska ku darsanayso email adreskiisa tusaale:Heblaayo33@msn.com kadib sii soco waa laguugu daray ayaa lagu oranaaya liiska  ama lagu oron doonaa.

       

    5. Start Windows Messenger waxaa ku daarmaysa daaqad aad ka arki karto dadka online ka ah. Waxaad labo mar gujisa (riixdaa) madaxaas cagaaraan oo saaran  tasbarka oo ah looxa hoose eewindoowskaada  oo u dhow meesha saacada computerka laga arko .
  1. Riix halkaas Click here to sign in  kuna qor magacaada iyo email adreeskaada  iyo lambarka sirta kuu ah  OK.
    1. Waxaad labo mar riixaysaa qofka magaciisa aad rabto inaad la sheekaysato .
    2. Waxaa idin wada bilaabanaayo daaqad aad ku wada sheekaysan lahaydeen oo aad wax isugu soo qori lahaydeen sida sawirkaan hoos kaaga muuqata.
 
5.                  Waxaad  wax ku dhex qoraysaa daaqada kuu muuqata gudaheeda meesha wax lagu qoro  ama waxaad riixda xarafka windoowska caanka ee layiraahdo SHIFT-Riix kadib waxaad riixdaa  ENTER.waxaad qoraalkaad kusoo dari kartaa sawiro yaryar oo dhaqdhaqaayo ama hadli karo sidaan wada naqaano badankeen. Itus Show Emoticons ka dib ii fur Edit menu.
6.                  Riix ii dir macluumaadka qoray Send Riix ENTER ii dir waxaan qoray om . waxaad kaloo fariin ugu reebi karto qofka oo maqan laakiin oo online ah  macnaheeda waxa laga yaaba in uu telefoon u kacay aya dhici karta si kastaba ha ahaatee.
7.                  hadii qof ku soo casumo waxaad ka arki kartaa halka hoose ee windoowskaada ama waxa kuu imaanaysa waraaq degdeg oo kor u soo qaadmaysa sida aad  sawirka hoose ka arki kartid.
 
Sidee qof ula sheekaysan karaa?
  1. Start Windows Messenger. Waxaad riixaysaa labo mar klik   ikankaan ee dhinaca  midig ku yaal ee muraayadaada loona yaqaan msn ee madaxa cagaaran.
  2. Riix halkan kuna qor magacaada  here to sign in kuna qor magacaada iyo email adreeskaada  iyo lambarka sirta kuu ah  OK.
3.                  Waxaad labo mar riixaysaa qofka magaciisa aad rabto inaad la sheekaysato  kadib waxaa dooranaysaa  wada hadal ha noo biloowdo Start Talking  Riix waxaa lagaa tijaabin doonaa in codkaada shaqaynaayo iyo microphone kaada  kadib hadii wax kasta OK Yihiin waxaa idin bilaabanaya in aad qofkaad casuntay ama ku soo casumay  aad wada sheekaysataan  oo aad cod isku maqashaan .

Fig. 1 : Daaqadaan waa marku lagu soo casumo stepskaad mari lahayd.
5.                  Waxaa kuu imaanaysaa casumaad raali maka tahay in hebel ku la hadlo hadaad tiraahdo waa accept oo haa ah ama inaa tiraahdi maya cancel  hadaad ogolaato waa ok hadii kalana waa dhamaadey wada hadalkiina

 Sidee ayaau diri kara fayl (send file ):

1.                  Start Windows Messenger en log in. labo mar riix magaacada faylka udiri rabtid 
2.                  kadib riix oo dooro faylkaad diri lahayd  Send a File

3.                  toos u tag faylka meeshuu kuu yaalo kadib  waxaad yeeli kartaa mooska midig ku dhufo kadib copy dheh faylka kadib meesha chating ama wax lagu qoro dul imoow moowska midigta ku dhufo  kadib past ku dheh .
4.      Qofkay utagay waa in uu accep(Alt+T )  ama haduu  ogolayn wuxuu dhiihi karaa(Alt+D ) OK.
5.                 
“Waa la wareejiyey falkii  transfer v “Picture1.jpg” . labada qof wax isu diraayo waxay helaayaan fariimo cadaynaayo arintaas

waxaa macluumadka lasoo diray hadii sawir  yahay iyo hadii kale waxaa lageeya winxp meel layiraahdo receiver files oowaxay ku jirtaa stander my document.

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore