Status netwerkconnection

Waxaa laga tagaa start/controlpanel/network &internetconnection/networkconnection waxaad kaloo ka tagi kartaa muraayada hoose ee Tasbarka loo yaqaano ee saacada saarantahay meeshaas midigta ku dhufo(Right click) kadib network connection laakiin tan waxaa loo jeeda properties networkcard meesha hoosta markaad saxdo ayaa suuragal noqonkartaa in computero yaryar hoosta muraayada ka aragto sida internet adigoo ku jira oo kale
  1. dooroStart moowska midig ku dhufo Mynetworkplaces.
  2. ka dib dooro properties iyomidigta ku dhufo LAN-connection.
  3.  
  4. Ka dib tag properties.
  5. Meesha hoose sax ay ku qorantahayshow icon notification area when connected ka dib riix OK.
  6. ka dib waxaad ka arki doontaa hoosta midigtaada sida adoo internet ku jira waxaan ka hadlaayo waa LAN (local Area Network) kaliaya ha ku kadsoomin yeysan kula noqon in aad internet ku jirto.

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore