Remote Assisatance

waa barnaamish kuu saamaxaayo ama kuu ogolaanaayo adoo qaarad kale joogo uu ku caawiyo qof xirfad uleh oo lagu magacaabo expert adigoo adeegsanaayo internet.

waxaad usamayn kartaa labadaan nooc.

1-in outlook express aad imayl ugu dirto qofka ku caawinaayo kadib markuu arko waraaqdaada kaagasoo jawaabo taas waqti dheer qaadan kartaa.

2-in massengerka aad hotmailkaaga emaylkaad ku leedahay aad online noqotid ka dib qofka ku caawinaayo isagoo online ah soo qabatid oo aad u dirto codso ah Ask Remote Assistance kadib waxaa kuu imaan doono Accept maraka accept dooro sida loo samaynaayo waa tusaalaha hoos ku yaalo ee ka tixraac.

Riix START kadib Help And Support kadib waad joogtaa waa midigtaa kadooro

Ask Remote Assistance

Waxaad Riixaysaa Invite some one to help me oo ah macnaheeda waxaan rabaa qof i caawin kara qofkaa wuxuu kaa caawinkaraa cilad ku haysta markaas.

Waxaan ku qoraysaa halkaas imaylka qofka ku caawin lahaay waxaana wanaagsan in aad doorato sign in massengerka sidaad kor ku soo sheegay .

Kadib waxaad arki doontaa qofkii ku caawin lahaay oo online ah kadib

qofka ku caawinayo waxaa u imaan doonto Accept dooranaaya kadib wuxuu qaadanaaya

take control kadib yes dhahaayaa waxaa lagu soo rari doonaa ama qaadi doona qofkii la caawin lahaay computerkiisa markaas ayaa shaqada u bilaabaynaysaa expert.

ama kan la caawinaayo waxbo masamaynaayo wuu fiirsanaaya kaliyo oo su"aalaha uu expert waydiiyey ayuu ka jawaabaaya kaliya.

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore