Home
Dhaqanka
ECDL Course
Skype
Paltalk
Msn / Hotmail
Jet Audio
Basic computer

 

 

Microsoft-office
  • Power point
  • Excell
  • Oulook
  • Access

 

 

Cisco
  • CNA
  • Voice IP
  • CNP
  • Free Training
  • Exam

 

 

Help And Support
  • Su'aalo
  • Jawaab
  • Free Training
  • Exam

 

 



Jet Audio free internet training.

Isticmaalka Real audio Encoder

Figure1

 

Sawirkaan halkaan kaaga muuqda

waa Realaudio encoder waa marka aad furto

Halkaanka Dhageyso

1-Soodejiso(downloadgareyso) kana soo

deji Halkaan

Figure2

Source: Waa halka u horeysa oo filka aad kasooqabanayso

Browse: Waa halkaad riixayso si faylka aad rabto inaan yareeyso aad usoo qabato.

waa meeshalaga bilabaayo(waa bar bilow)

 

Waa Meesha ku qorantahay

Brows waa halka faylak looga soodaro markaad riixdo

Description:Wuxuu u qaybsamaa 3 qaybood

>Titel: Waa halka aad kuqoreyso magac

casharka/muxadarada/quraanka i.w.m .

>Author: Waa halka lagu qoro ooaad urabtoinuu

noqdotusaale: www.alixzaan.com

>Copyright : Waa ka tegikarta iyadoomaran

Halkaanka Dhageyso

Figure3

Daaqadaan waa daaqada ay ku qorantahay

Destination iyo Brows iyo Compression

Waxaa aad u muhiin ah inaa qeexno compresion

Barashada Jet Audio Riix Halkaan

Figure5

Waa halak usareysa ku qoran Compression

oo ah wax la iskucufey( Shey lacadaadiye)

waxaa kadooranysa sida sawirka kaag muuqda

Realaudio5.0 - 6.5Kps Voice waan siad sax ah

Barashada Jet Audio Riix Halkaan

Figure 6

Waa faylka muraayada kuusoo saarmi doona oolagu magacaabo

shortcut (wadogaaban) waa markaas soodejiso

kana soo dejiso(download halkaan)

www.Somalicomputer.com/Download

Waa file noocaas markaad soodejinayso

waxaan filayaa wixii faahfaahin eedheeraad kal xiriir

 

 

 

 

** Fiiro gaar ah :Walaalayal webka shaqo ayaa ka socota marka hadii casharada qaar kuu furmiwaayaan taas macnaheeda waa shaqadii ayaan la dhamaeyntirin ee markale soo booqo fadlan adigoo raali ah inshalaah waadna mahadsantahay.

Casharo Qoraal ah

Windows
Free calling Voipstunt
Adobe reader
Firewall

Casharo Video Free Tutorail ah


Horudhac IT Information
A+Certification
Network+
Server+
Windows Xp
Windows vista and Win7
Paltalk
Office Microsoft
 

Laptop and Notebook Repair

Barashada Xirfada Hagaajinta Pc-yada

Tababarida Internet Kafeeyada

Tababarida Shirkadaha Yar yar

 

 


A+Comptia

 


Windows-Microsoft
  • Windowsxp
  • windowsvista
  • Windows7
  • Windows8
  • Windows Server
  • Exam

 

 

Internet Brows
  • Internet Explorer
  • Firefox -mozila
  • Google Chrome
  • Opera
  • Safari

 

 

Online Training

 

 


Xuquuqda Waa Xifdisantahay Casharada Ku Jira Webka Lagama Ganacsan Karo Ogolaansho Adigoo Ka haysanin Maamulka Websiteka

 

Home        Islamic       Support      CompTia           Microsoft       Download   Contact Us 

 

Copyright 2005 - 2013 Webmaster@Somalicomputer.com

Skype / Hotmail / Paltalk / Facebook / Twitter / Msn / Basic Computer / ECDL / Basic Office / Q&A