Remote Desktop RDP

(New future microsoft)

Remote Desk top


Waabarnaamish ku jira windows xp waana mutaqbalka cusub(Newfuture) ee windows2003 Family saas daraadeed remote desktop wuxuu ku saamaxaaya inaad computerada ka wacato meel fog
Workgroup ama domein(Dhcp)waa barnaamish aad ufiican
Wuxuuna barnaamishkaan ku jiraa windows xp iyo win2003 server kaliya wuxuuna kuu qabanaayaa waxyaalo badan oo aan laso koobi karin

  • inaad computerka ka wacato adigoo hoos jooga
  • inaad installation meel alle oo aad shirkada ka joogtoinaad kasameeyso
  • inaad computearda shaqaalaha ka damiso adigoo dabaqa 5 aad joogo ama meel kafog ah joogo
  • inaad u isticmaasho sida aad jeceshahay uuna ku fududeeyo inaad dhowr dabaq aadan u lugeeynin

 

wuxuu awood u leeyahay inaad soo qaadato

kumbiyuter xaafad kale yaalo ama wadan kale yaala

waa hadii adiga (configuration) aad sax u samayso
Waxaana laga sameeyaa start/allprogram/accesarios/communactions

/remote desk top

.
Ama start/ Run /kuqor/mstsc waxaad tegaysaa

waa isla hal meel
Sawirka kowaad waa inaad tagtaa mycomputer/moowska midig/properties/kadib/Remote/kadib sax

u ogoloow isticmaalyaasha computerkaan/kadib /ok

fiiri sawirakaaan

 

 

1-Kuqor halkaas banaan magaca computerkaad rabto inaad u yeerato waxaana laga ogaada magac

computerka Mycomputer/moowska midig/properties/ka dib computername/

halkaasaa laga soo aqriyaa magac computerka

aad rabto in aad u yeerato.

2-sawirka labaad waa meesha looga ogolaado computerka isticmaalayaasha in ay u yeertaan computerada kale si fiican u fiiri sawirkan waxaad saxaysaa meesha ay ku qorantahay u ogoloow istcmaalayaasha in ay computerkaan u yeertaan

(allow user connect remotelyto this computer)


3-sawirkaan sadexaad waxaa loogu talagalay computerada aan ahayn winxp sababtoo ah barnaamishkaan wuxuu qaas u yahay windowsxp

kaliya marka hadaad isticmaalayso win98/winme/windoows 2000 waxaad ku qasban

tahay inaad hesho cajalad winxp ah ka dib computerkaaga galinaysaa waxaa otomaatik isu

furaysa cajalada haday is furi weyso dubbel klik sii cdromkaaga ka dib ka dooro sida sawirka kaaga

muuqato oo ah

Waxaadna dooranaysaa setup remotedesktop kadib barnaamish ayaa lagalin doona oo kuu saamixi doona sida winxp oo kale inaad ku wacato ama ugu yeerato computerada kale waxaana ladhigi doonaa start/program kadhexraadi halkaas

  • Remotedesktop waxaa qasab ah inaad taqaano magaca computerka kale aad u yeeran rabto
  • ama ip adresskiisa oo noqonkara tusaale:192.186.33.45
  • waxaakale oo qasab ah inaad magac iyo nambar sir (username and password) aad ku qorto meesha looyaqaan option waxaad riixaysaa halkaas ku qor magacaada iyo lambarkii sirta ahaay

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore