Waxaa ka sixi kartaa qaladaadka
hardiskiga adigoo jooga Dos prom waxaana laga tegaa Dos promt
markaad isticmaalayso windows xp labo meel oo aan hoosta ku sheegi
doono waxaadna sameeynaysaa :
Riix Start
>>ka dib Run ku qor command name magaca
komaandahan oo ah Cmd typka dib waxaad daaqada madoow
oo aan ku farax gelin doonin ku qori doontaa eraygaan chkdsk,
ka dib waxaa bilaabanaysa shaqadii waxaadna arki doontaa sidaan
waxaana wanaagsan inaad u sheegta meesha u qaladka ka sixi lahaay
tusaale :chkdsk c:oo ah qalad ka raadi xarafka
c: ama waxaad dhihi kartaa Floppy A: kasax qaladaadka ama sidoo
kale Cdrom oo u dooro xarafka cdromkaadaa sida D: ama E: adigaa
og midkuu yahay