Power supply

 

 

Power supply waa koronto siiyaha pc gaada

waa korontada midka siinaayo computerkaaga isagoo armaajada laga soo furay

powersupplyada waalabo nooc oo kala ah:

  • At powersupply
  • Atx powersupply sidaa horay usoo sheegnay
  • korontad kumbiyuterkaada soogasha waa 2300volt computerkaada wuxuu isticmalaa ugu badnaan 3volt saad daradadeed computerka koronto badan ma isticmaalo 227volt marwaxada ku xiran ayaa banaanka usaarto oo computerka awood uma lahan 230volt isticmaalo korontada yurub laga isticmaalo waa 230volt tan ameerika(u.s.a) laga isticmaalo waa 110volt waa muhiin taas inaad ka warqabtooo aad ogaato.

wixii faahfaahin kadhagayso casharad realplayerka ah

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore