Parencontrol

Waa barnaamishka(Caruurtakailaasha)

Child Control Software

Barnamijka “Child Control” 2010


Kumpiyuterku waa aalad faa"idoyin badan u leh caruurta. Waa meel ay waxyaabo badan ka korarsan karaan. Xaga aqoonta. Waa meel ay wax ka baran karaan xaga tacliinta. Weliba waa meel ay asxaab cusub ka baran karaan. Internet ku waa meal ay ka heli karaan war bixin ku saabsan ama kacaawinkarta wax barashada. Dhinaca marka laga eego waxtar badan ayuu leeyahay. Laakin dhinaca kale markaad ka eegtid computerku dhibaatoyin badan oo uu baahan in laga digtoonaado ayuu leeyahay. Ta ugu horeysa waa in aaney ciyaalku aaney isku iloobiin dul fadhiga kumpiyuterka, oo aaney kaga mashquulin waxyabaha muhiimka ah, sida wax barashada, jimicsiga iwm. Khatarta kale ee ka iman karta waa iyaga oo gala websiteyo xunxun oo dhib ka soo gaarto. Waalidka masuulka ahi waa iney ku xiraaan “Child Control” kumpiyuter walba oo ay caruurtaada ay isticmaalan.


Barnamijkani wuxu ilmahaaga uu xadidaya wakhtiga uu isticmaalayo komputerka. Marku wakhtigisu ka dhacona, komputerku waa iis daminaya, oo dibna uu bixi mayo. Sida cadada ah ciyaalkaga hadad ka dhadhicisid waa barnaamij ay la qabsan karaan.Child Control waxa uu fursad uu siinaya iney wakhtigooda xadidan, sii aay waxyaabo kale ugu mashquulan.


Amaanka Internet:


Marwalba kuma suurto galeyso inad ka war qabtid waxyaabaha uu ilmahagu ka qabanayo computerka-waxa ka sii adag inaad ogaatid marwalba meelaha uu internetka ka galaayo. Ama website yada uu furaayo. Child Control xagaana waa kaa caawin karaa. Sida isagoo internetku uu is daminaayo, marka wakhtiga aad uu xadidey uu gaaro. Ama aad offline noqoneysid. Taasi waxay uu fudeydayneysaa iney waalidku caruurtooda uu xadidaan inta sacadood ee aay internetka gali karaan. Xataa waxay sameyn karan iney wakhti cayiman ay uu ogolaadan inu ilmuhu galo netka.


Khatarta Internetka:


Waa xaqiiq inaad internetka ka heeli kartid website yo, faa"idoyin leh xaga wax barashada ama ciyaaro maskaxdooda kobcinaaya. Laakin internetku waxay leedahay dhinac kale oo khatar badan. Oo an ku habooneyn caruurta iyo dhalin yarada. Waliidka qaar waxay ka werweran in ay si lama filaan ah ay u tagan (Galaan) website yada an wanaagsanyn. Laakin xaga waxa ka caawinaya barnamijkaan Child Control.


Xadidaada Internetka


Child Control wax uu ku saamaxaaya inaad computerkaaga ka joojisid website yada xunxun, ee ilmahaaga ka arki karo waxyaabo ku saabsan dil ama dad qaqaawanba. Waxa uu xataa ka qaban karaa kalimadaha xun xun inuu ka hor joogsado. Waxa xataa aad uu xadidi kartaa website yada tayada leh ee ay ka faa"ideysan karaan iney booqdan oo kaliya. Sii aaney uu booqan/tagin kuwa xunxun. Xataa waxaa kale oouu barnaamijkani ku ogolanayaa inaad uu xadido wakhtiga uu ilmahaagu egyahay website yada aad uu doortey adigu. Si ay wakhti ugu helaan waxyaabo kale oo muhiim ah sida waxbarashada.

Halkaan Ka Dhagayso Childcontrol

Child Control 2010
Computers are the place for children. This is the place where they can sharpen their agility as well as their abilities. They can learn and make new friends. What’s more, the Internet provides information for homework assignments. So far, so good. But they also need to be protected from the computer—for one thing, so that they don’t lose their sense of time and forget to go out and play with their friends once in a while, and for another, because of the dangers lurking on the Web. That’s why responsible parents everywhere install Child Control on every computer that their children use


Give children an “allowance” of time
Child Control keeps track of the time your kids spend in front of the computer. Once their time is up, the computer automatically shuts down and won’t start up again—something any kid can understand. Our experience has shown that Child Control verdict is accepted without arguments—there is no debate and no discussion. Another way of looking at it: “Child Control gives your kids back time that they are then free to spend in other ways.”

Safety on the Internet
It isn’t always easy to watch your young ones’ every move on the computer—and it’s even harder to follow what they’re doing on the Internet. Child Control can also help you here, by automatically shutting the door on their Internet connection once their allotted time is used up. Parents can easily regulate how many hours a day each child can spend on the Internet, and even specify the precise hours of the day when the gate to the worldwide online community will be available.

Halkaan Ka Dhagayso Childcontrol

The Dark Side of the Internet
Sure, you can find any number of sites that are useful for learning, reference, and games. Then there are the other ones that are clearly inappropriate for children and teens. Some parents also worry about their children ending up on one of these sites by accident, or as the result of a dare. These fears can be quickly put to rest by Child Control, which has already made a name for itself in Internet monitoring.

Control Internet access using filters
Child Control lets you activate filters to block all websites oriented toward violence or sex. You can also filter out specific words that may appear on various websites. Alternatively, you can limit access to only the websites that you specify. In that case, your kids will only be able to access these sites, and all others will be off-limits. In the current version, parents can also limit their kids’ stay on certain sites to a specified time, so that eventually they will have to put their online games away and get back to their homework

 
 

Sawiradda Parentconrol

Sawirka 1aad

Halkaan Ka Dhagayso Childcontrol

Sawirka 2aad

Sawirka 3aad

 
 
 

Sawirka 4aad

 

Sawirka 5aad

Sawirka 6aad

Sawirka 7aad

Sawirka 8aad

Sawirka 9aad

Sawirka 10aad

Sawirka 11aad

Halkaan Ka Dhagayso Childcontrol

 

Sawirka 12aad

Sawirka 13aad

Sawirka 14aad

Sawirka 15aad

Halkaan Ka Dhagayso Childcontrol

Sawirka 16aad

Sawirka 17aad

Sawirka 18aad

Sawirka 19aad

Sawirka 20aad

Halkaan Ka Dhagayso Childcontrol

Sawirka 21aad

Casharka sawiradii Dhamaystiran riix hoosta

<Download Parencontrol>

Sawirka Falaarta Click Sii Dowloadka Bilabanaayo

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore