Network
Waa
maxay network ?
Networka
waa in maclumaad ay is dhaafsadaan labo kumbiyuuter iyo wixii
ka badan iyagoo wadaagaayo khayraadka(share Resource)
qaabka
isu dhaafsanaayaan wuxuu noqon karaa siad hoos ku qoran
- Workgroup
kumbiyuutaro garbo wada siman ah oo mid kasta laxiriira kan
kale laakiin qofkasta kumbiyuuterkiisa asagaa madax ka ah oo
kan kale waa ka madax banaan yahay wuxuuna helaayaa wixii loo
ogolaaday kaliya.
- Domein
inay computerada hal kumbiyuuter ka amar qaataan kumbiyuuter
madax banaana majiro hal nin kaliya maareeynaayo computerda
oo dhan computerkaas kumbiyuuterada u taliya loo yaqaana domeincontroller
maadooyinka
networkinga waa farabadanyihiin halkaan kuma soo koobi karno waxaana
loo kala saaraa labo nooc oo kala ah
- hardeware
oo ah inaad Cisco ku taqasususto laakin waa
hadii da"daa yartahay baro maadadaan haday da"daa
wayntahay waxaan kugu talinaay inaad maadooyinka hoose doorato
laakiin waa iga talo kaliya
- software
inaad barato Microsoft/linux/Novelnetware tan da"ana kuma
xirno
Boga
xiga guji halkan