Network Card

Networka cardka waa kaar lageliyo kumbiyuuterkaaga oo kuu saamaxaayo inaad internetka aad ku xiranto ama waa kaar kuu saamaxaayo in aad kumbiyuterkale macluumaad lawadaagto saas dardeed markaad isticmaalayso network card waxaad u baahantahay arimahaan hoos ku xusan oo kala ah:

computerka waa inaad network kaar kumbiyuuterkaaga ku jiro

in windoows ku jiro computerkaaga oo uu taageeraayo network kaarkaada sofware kiisa

hadii windoowdkaada afgaranaynin ama uusan la shaqayn karin network kaarkaada waxaad ubaahanaysaa software gacan sadexaad ah(third party)

marka ugu danbaysa waxaad ubaahanaysa in aad tijaabiso network kaarkaada inuu shaqaynaayo iyoinkale waxaad katijaabinaysaa halkaaas aan kuu sheegay mycomputer/rightclick/properties/hardware/device manager/ calaamadeey network kaarkaada/kadib /properties/ waxaa hoosta ku qoran kaarkaa si fiican ayuu u shaqaynaaya.

Hadii calaamd guduudan saarantahay macnaheeda waa disabled ee waxaad ka dhigtaa enabled(aktiif kadhig) mararka qaar waxaa dhacda in calaamad jaale saarantahay taas macnaheeda waa software maqan ee gali software .

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore