waa aaladaha cusub ee technologyada horumaray ee maanta suuqa
taala navigate wuxuu kuu sahlaayaa wadooyinka yurub(europe) saad
ukala gooshi lahayd arintaan waxayquseysaa kaliya hadaad gaari
wadato(darawaltahay) qofkaan gaari lahayn ma quseeyso saad la
socoto navigate(hage)wuxuu si sax kuu geeyn karaa adreeskaad ka
tegayso iyo adreeskaad ku socoto.
faaidadiisa waa in aad waqt gaaban ku tagto meeshaad ku socotey
navigate waa sawirkaad arkayso waxaana la socda dvd ama cdrom
lagu prograameeyo
navigate ka maanta suuqa yaala waa yurub kaliya qaasatan (west
europe) yurubta galbeed waxaad ogaataa inta aadan soo iibsan iska
ogoow qiimahiisa iyo in navigate aad iibsanayso uu yahay kaad
raadinaysay waxayna ku kala duwan yihiin tayada iyo waxyaalaha
saa"idka ee la soo raaciyey tusaale:navigate qaar ayaa raadiyo
la socdo news aad ka dhagaysato qaarkoodna waxaa la socda mp3
i.w.m
Digataal camera
digital
camera waa aaladaha la isku sawiro ee modernaha waxay kuu sameysa
sawir iyo vidoe (fiidyoow) labadaba umana baahnid inaad baniikolo
soo iibsato saas daraadeed waa aalad cusub oo wax tarleh.
digtal kamera
waxay ku kala duwantahay kaliya waxtarka iyo qiimaha laakiin shaqada
ay kuu qabanaysa waa isku mid digal camera waxay ku shaqatysaa
bateri iyo koronto labadaba intaada soo iibsan waxaad iska fiirisaa
in ay lasocdaa macluumaadka

- Bateri oo aan qaali ahayn
- Usb cable in uu lasocdo saad computerka ugu xirato
- Software oo ah kan kuu ogolanaaya in cameradaad iyo computerkaag
wada shaqeeyaan
- Sd card memory waa kaar lageliyo digital camerada in kastoo
memory baaxadiisa kala weyntahay hadana waxaa lasocda kaliya
intaan arkey 32mb ama 65mb oo ku dhegan (intergrated) laakiin
kaarkaan SD memory waa in aad gooni u soo iibsataa waxaa lagu
iibiyaa dukaamada korontada iyo sawir qaadayaasha iyo dukaamo
kale Sdmemory baaxada u weeyn ee suuqa taala hada 512mb/1024mb
intaasaa kaa badan adiga .
- waxaa kaloo lasocdaTV cable kaabel telefishinka aad toos ugu
xiri karto si aad u fiiriso sawirada ama fiidiyoowga aad duubtay
.