Disk Cleanup

Hadii aad rabto inaad nadiifiso computerkaaga waxaan u jeedaa waxyaalah ku meelgaar ee aad internetka ka keentay waxaa riixaysaa

Start/ kadib /AlProgram /Accesories/Accessibility

/windows explorer/ka dib xarafka C:

ku dhufo midigtaada /kadib properties /kadib hoosta midig waxaa ku taalo clean disk waxaan kugula talinaayaa markaad cleandisk sameeynis iska ilaali internet explorer ha iska masaxin waa inaad u fiirsataa waxaad nadiifisayso oo meesha saxda cagaaran saarantahay macnaheeda waa la fulin amarkaad bixisay marka waa inaad saxda cagaaran ka qaadaa internet explorerka

sunset

 

Waxaad kaloo ka tegi kartaa Mycomputer (Dubbel click) labo mar garaac ama Fur dheh(open) midigta ku dhufo xarafka c: kadib Properties/kadib cleandisk up

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore