MP3(Media Player three)

Wuxuu noqonkaraa hardware(oo biraha) ama qalabyadawax lagu dhagayto
Sida Raadiyaashayaryar eedhagaha ee caruurta iyo dadka waaweeyn isticmaalaan
.
* software waa barnaamish kuu saamaxaayo inuu kuu sameeynaayo ama u bedelmi karo barnaamishyada kale sidaRealplayerka amawindowsmediyaha.

Runtii Mp3waaqalab aad iyo aadu wanaag hadii sida dhab ah loogafaa"idaysto.

Sideekuheli karaa?
*Waxaad u baahantahay inaad soo iibsato isagoo hardware oosida cdrom/cdrw ookale ah
Wuxuuna leeyahay internal oo mid gudaha kumbiyuutarka lagu xiro ama lageliyo
Externalwaamid banaanka aad dhigato oo ( USB poort) godka usb galinaysaa kumbiyuutarkaoo daaran kadib cdrom kaad furaysaa oo cajalada softwarelasocdo ayaa galinaysaa kumbiyuutarka ilaa kadhamaystirto installationka.
Marka taas waaqarash lacagah oo badan laakiinqofkawuxuu yeeli karaa softwareyadaan sooDownloadgaraysanaayaa ka dib kumbiyuutarkaad ku yaacinaysaa (setup).
Kuwaasoo kala ah sofwareyadan hoosku xusan
JetAudio,Musicmatchjokebox,kaza i.w.m.
Kadib waxaad barataa sida Realpalayer loogubedelo Mp3 ama windowsMedia aan uga dhigi lahaay taasna waa arin aad iyo aad ku ancafacayso.

Faaidada uu ii leeyahay aniga isticmaalaha ah
Faaidooyinkiisa waa farbadanyihiin oohalkan laguma sookoobikaro laakiin waxay ku xirantahay Adiga sidaad wax u rabto .
*waxaad kuduuban kartaa cdrom oo aad meel alle meeshaad joogto ku dhagaysan karto
sida hooskuxusan.
1-kumbiyuutarkaaga
2-Rikoorkaaga waa hadii cdrom lagu dhagaysan karo ama uu leeyahay cdrom
3-Baaburkaaga gudihiisa
4-Cdrom aad jeebka jaakadka gashan karto (portable Cdrom) oocaruurta iskuulka u qaataan
5-in ardeyga uuku sooduuban karo casharka ku adkaadee macalin jeedinaayo xisadaas waxaana wanaagsan in macalin ogolaanshola waydiisto.
6-faa"idada kale waxaa waaye in ardeygii baran waaye quraanka ama casharo waalidka u diray loogu duubo mp3 taasoo u sahalaysa barsahada casharkaas waana macalin kugu soo celcelinaaya oo meesha kuu fadhiyo.

Waxa aan u baahanahay oodhagaysanaayo Maxayyihiin.?

Waxaad u baahan in aad dhagaysato waxay jawaabta tahay ulajeeda uhoreeysay ee kugu qasabtay ooaad usooiibsatay mp3 hadii ula jeedadaada ahayd in aad quraan ku dhagaysato ama casharo diini ah aad ku duubato sida muxaadarooyin & cashar Liveahoo diiniah adiga waad faa"iday aduun iyo aakhiroba.

Amahadaykaa tahay heeso kudhagayso ama waxaan fiicnayn adiga waad khasaartay aduunyo iyo aakhiro allana waakuu carooday ee ogoow walaalkayga muslinka ah iyo walashayda muslimada ah kuna dadaala wax faa ido idin wadaleh

Khasaaraha uuleeyahay Mp3 portable(Rikoorkadhagaha ee mp3 ah)
Khasaarihiisa mabadno waa kaliya inaadsaacadaha aadisticmaalayso aanad badsan
Maadama yahay wax dhagaha la gashanaayo oo guuxii dhagaha ku noqnoqonayaan
Taas waxay keeni kartaa hadaad isticmaalkiisa badsato in dhagahaada dhaawaco.

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore