Motherboard

Motherboarada
waxay uqeybsamaa labo nooc oo kala ah AT iyo
ATX
waxaan
u jeedaa motherboarda ugucaansan laakiin waxaa kaloo jira motherboarkale
halkan Riix
1-AT(advanced technology )waa
noocyadii hor ee qadiimka ah waxaad mooda ina maanta
suuqa kasii baxaayo laakiin waa
la helaa waxaa ku dhegan motherboarka keyboardhka kaliya
motherboarada waxay ku kala duwanyihiin
xawaaraha siday ukala dheereeyaan(speedka)
tayada iyo qiimaha siday ukala
qaalisan yihiin.
2-ATX(
(advanced technology Extentend)
AT
waxaa ku dhagan kaliya keyboardhka laakiin ATX waxaa
ku dhegan mice,keyboard,usb,parelpoort,vga,sound..
waanooca ugu caansan oo maanta
la isticmaalo ee suuqa yaala sida pentuim4.
ogoowna
in pentuim 4 uu yahay jiilka (cpu intel) ee ma
ahan motherboar magaciis laakiin dadkeena soomaliyeed
waxay u yaqaanaan sidaas arinakan
sidaas ma"ahan
sida
aad lasocto shirkadaha soo saara motherboarka waa farabadan yihiin
wixii faafahin dheer ka aqriso halkan
riix
Wixii faahfaahin dheeraad ah la
xiriir Webmasterka
Riix
Halkaan
Ku
Noqo Bogga Hore