Home

 

Microsoft-office

 

 

Cisco
  • CNA
  • Voice IP
  • CNP
  • Free Training

 

 

Help And Support
  • Su'aalo
  • Jawaab
  • Free Training
  • Exam

 

 



Somalicomputer free internet training.

Macalinka Kumbiyuuterka

calanleey magaciisa saxda waa cabdi ladhiif Aadan oo ah ardey bartay maadooyinka computer saynis qayb kamid ah waana macalinkii assad.

Waxaan deganahay wadanka holand hobbygayga waa dhiiri gelinta barashada cilmiga kala duwan ee aduun iyo aakhiro ku anfacaayo

taariikhda calanleey wuxuu bilaabay barashada ITsanadkii 1995 waxaana wax ku bartey wadankaan holand sidaan wax u bartayna waxaa loo yaqaanaa selfstudy waxaana bartey . Taas macnaheeda maahin iskool la'aan wax labaran karaa laakiin isbuucii hal maalin ayaan aadi jirey inta kale aniga muraajacaysan jirayo waxaana soo bartey maadooyinkaan hoos ku soo xusdoono

  • A+technian -Hardware and software - comptia
  • Network+ -Comptia
  • Inet+ Comptia
  • Server+Comptia
  • windows95/98/win2000/winxp (client site) -Microsoft
  • windows 2000 server /win 2003 server - Microsoft
  • Html
  • dreamwaver
  • Flash iyo firework www.learnfalsh.com
  • Linux redhat/sus - Comptia
  • Nove l Netware
  • CCIE Routing & Switching - Cisco

calanleey waa macalinkii paltalk casharada ka bixin jiray qolka kaalintaad iyo computerka soona bandhigay webkaan fikradiisa wax barasho waxaan marka hore u mahad celinayaa allaah SW

marka xiga walaalkey assad oo galiyey waqtigiisa qaaliga ah waxaan mahad iska leh macalintii aan wax ka bartey oo idil oo dhamaantood joogaan Uk

  • Mowliid waxaan kabartey Ms dos
  • maxamed yuusuf win95
  • fuaad office97
  • muxiyidiin A+technian
  • sh.maxed cabdi kariin oo aan ka bartey maadooyin tira badan ee kor ku xusan sida serverda iyo webpageyada iyo Inet+ iyo wacyi galin computersaynis oo idil isagoo dadaal dheeraad nagu bixiyey waxaan rajaynaayaa macalinkeyga in webkaan farxagelin doono inshlh ilahaayna waqtigiisa qaaliga ha ubarakeeyo.

waxaan kaloo ugu mahad celinayaa ardeydaan meel wax kuwada baranay sida kuwa qaaska ee shirakadeena nijmegen.com

  • askar
  • yabaroow
  • maxedc/raxmaan
  • cabaas
  • maxamuud

waxaan kaloo mahad u soo jeedinaay intii igu dhiirigelisay sida ardeyda paltalk

exwaaberi

calanleey waa ardey ku mashquulsan MCSA Aqooni la"aan waa iftiin la"aan ee cilmiga hala soo bandhigo.

Macalinka waxa uu mcsa noqdey 2006 kadibna uu ushaqeeyey shirkado dhowr ah ee ku yaala wadanka nederland waxaana ka mid ah Philips Company iyo Fleuren Company waxaana halkaas ka kororsadey xirfado Computerka quseeya .

Waxaana uu 2010 u wareegay wadanka ingiriiska wuxuuna halkaas ka furey School IT loona baxshey Cloude wire It School lagu barto koonfurta magaalada london, xaafada lagu magacaabo Streatham , 2011 waxa uu macalinka ku soo kordhiyey waxbarasho Online ah oo 24 saacadood ah www.machadonline.com

Iskuulka Cloude Wire It

Waxaa lagu baran jirey 7 maalmood maadooyinka

  • A+Hardware and software - Comptia
  • Laptop Repair
  • Training Internet Cafe - short time
  • Course Windowsxp /Windows Vista /Windows7
  • Windows 2003 /2008 Server MCSA / MCITP
  • Learn Basic Arabic
  • Islamic Courses
  • Html webdesig
  • Luuqada Englishka Essol1 iyo 2

ECDL ( Eurepean Computer Driving Licence oo ka koobnaay

  • Word
  • Excell
  • Powerpoint
  • Acces iyo labo qaybood oo kale

Iskuulka Dec 2012 waxaa loo wareejiyey xaafad aan saas uga sii fogayn streatham ,halka hada iskuulka ku yaalo waa Collierwood /Near Wimbledon marka macalinka waxaa u wadaa Master Digree IT Networking marka intaas waa Update Information Walaalaha dhamaan waxaan leenahay wanaaga iyo kheyrka aan isu dardaarano.

 

waxaan ka codsanayaa walaalada soo booqan doona webkaan in ay noo soo tebiyaan wixii dhaliil ama waano ama talo iyo tusaale ah fadlan na soo wargeli inshalah si aan u ogaano baahida jirta iyo wixii khaladaad oo saxid u baahan.

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

 

** Fiiro gaar ah :Walaalayal webka shaqo ayaa ka socota marka hadii casharada qaar kuu furmiwaayaan taas macnaheeda waa shaqadii ayaan la dhamaeyntirin ee markale soo booqo fadlan adigoo raali ah inshalaah waadna mahadsantahay.

Casharo Qoraal ah

Windows
Free calling Voipstunt
Adobe reader
Firewall

Casharo Video Free Tutorail ah


Horudhac IT Information
A+Certification
Network+
Server+
Windows Xp
Windows vista and Win7
Paltalk
Office Microsoft
 

Laptop and Notebook Repair

Barashada Xirfada Hagaajinta Pc-yada

Tababarida Internet Kafeeyada

Tababarida Shirkadaha Yar yar

 

 


A+Comptia

 


Windows-Microsoft

 

 

Internet Brows
  • Internet Explorer
  • Firefox -mozila
  • Google Chrome
  • Opera
  • Safari

 

 

Online Training

 

 


Xuquuqda Waa Xifdisantahay Casharada Ku Jira Webka Lagama Ganacsan Karo Ogolaansho Adigoo Ka haysanin Maamulka Websiteka

 

Home        Islamic       Support      CompTia           Microsoft       Download   Contact Us 

 

Copyright 2005 - 2013 Webmaster@Somalicomputer.com

Skype / Hotmail / Paltalk / Facebook / Twitter / Msn / Basic Computer / ECDL / Basic Office / Q&A