(Local
Area Network)
waxaa
loo soo gaabiyey Local Area Network oo macnaheeda
yahay xayn(koox) kumbiyuutaro ah oo hal dhismo(onebuilding)
marka
kumbiyuuterada iyagoo hal xaafad yaala hadane qaabka ay u yaalaan
waxaa loo yaqaanaa (topology)oo ah sida ay kuugu
muuqdaan dhowrkaas kumbiyuuter hadana waxaa dhici qaabka ay wax
u diraayaan in uu noqda (wan connection)
internet in aay macluumadka isku waydaarsadaan qaabkaasaa waaxa
loo yaqaan WAN( World Area Network) oo aan ku
fasiri karno Lan +Man=wan
marka
waa kumbiyuutaro aduunyada daafadeeda kala yaalo oo hadana macluumaad
is waydaarsanaayaan noocay rabto ha noqon
waxaa
kaloo jira waxa loo yaqaan Man(Metropolitan Area Network) oo ah
kumbiyuutaro hal magaalo yaala sida booliska ,isbitaalada iyo
hay adaha dowlada oo macluumaad is dhaafsanaayo waxaa looyaqaan
Man
Boga
xiga Riix halkan (WAN)
Diyaariye
calanleey11@Gmail.com