keyboarada waa qalabka computerka wax lagu galiyo
oo looyaqaan (input device ) waakan wax lagu qoro keyboarada waa
labo nooc oo kala ah
Qwerty iyo Dvrok waxayna ku kala duwan yihiin
xarfaha meeshay ka bilaabanaayaan
sida sawirka kaaga muuqdo markasta waxaa fiican
in keyboardka noqdo stander u.s.keyboard hadii kaas ahay waxaad
u baahanaysa wadanka aad joogto keyboardkiisa ama inaad hesho
luuqada wadan ka aad joogto inaad ku soo darto si uusan far jini
u qorin.
kana fiirso sawirkooda halkaan
waxaa jira wax la yiraahdo dim 5 iyo dim 6 macnaheeda
waa ilakaha uu keyboard ka yeelanaayo kumbiyuuteradaii hore ee
duqa ah waxa ku degan waxay noqonaaya dim6 waa pentuim ama waxa
loo yaqaano At motherboard ama kumbiyuuterda cusub waxaa ku dhegan
waa dim5 oona ah Atx motherboard waxana jira noocyo kale oo cusub
keyboardkaan sawirkiisa hoos kaaga muuqdo waa
mid u fiican xaga caafimaadka waxaan ula jeednaa hadii waqtidheer
aad isticmaasho wax ku qorto keyboarada waa in aad ka fikirto
waxa caafimaadkaada ku jiro.