jumpers
wuxuu kamid yahay todobad lakab ee saaran motherboarka wuxuu qabtaa
shaqo ah
ON/OFF
in uu wax daaro ama damiyo jumpers waxad u baahanaysaa markaas
cdrom/dvdrom/ama hardiskii aad rabto inaad rakibto saas daradeed
waxaa fiican inaad aqriso hardiskiga ama cdromka korkiisa ku qorantahay
sida loo galinaayo jumperska
jumperka
waakan sawirka kore kaaga muuqdo ii ah koofiyada cad ee ku jirta
salka hoose ee hardiskiga waana ilko taag taagan oo ku dulsuran
hardisk/cdrom/dvdromka ama motherboarka.
Wixii
faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka
Riix
Halkaan
Ku
Noqo Bogga Hore