<Home> Horudhaca <A+Certifacation> Winxp <Microsoft>

Horudhac Cajalada

Waxaa farxad inoo ah inaan cajaladaan u soo saarney dadka soomaliyeed meel walba ay dunida ka joogaan si aan u kobcino xaga isticmaalka pc yada oo ay usahlanaato inuu danahiisa ama xaajadiisa uu uga baahan yahay Pcga ku guto isagoo naftiisa ku kalsoon.

Waxaad mahad iska oo idil iska leh Ilaah(Allaah) oo fududeeyey inaan cajal soobandhigo ama usoo gudbiyo iyadoo maqal iyo muuqaal ah .

Waxaan ka cudurdaaraan aniga ehel uma ahayn inaan cajaladaan soo bandhigo laakiin waxaa igu qasbey labo arimood.

Dhageyso

1-Anigoo ogaadey baahida loo qabo cajalada noocan oo kale ah inay dadbadan oowalaalo ay anfaci doonto kana faaideysan doonaan anagaoo kadhigney itus iyo i taabsii kaliya.

2-Waxaa igu qasbey inta yar ee cilmiga aan ka aqaano(garanaayo) in aan soo bandhigo si waxaa dhici karta walaalo iga cilmi badan in ay unoqoto tusaale wanaagsan iyagana halkaas kasii anbaqaadaan.

Fiiro gaar ah: Walaalaha waxaan ka codsnayaa inaysan wixii talo ama tusaale ama naseexo ama khaladaad ay igu caawiyaan oo aysan igala bakhiilin ileyn bani""aadan oo idil wuu gafaa allaah aya magafe ah.

Waxaan kaloo ka codsnaynaa walaalaha cajaladaan waabilow waxaan rajaynaynaa inaan soo bandhigo cajalado kale oo looga faaideysto inta windowska kalaaaban.

Waxaan kaloo soowadnaa cajalado loogu talagaley in aad noqoto Pc technitation.

Sida A+ hardeware & Sotware

 

Nagala Soo Xiriir fadlan.

 

CasharadaWinxpRiixhalkaan



.

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad la xiriir Webmasterka

Webmaster@Somalicomputer.com