Floppy drive

Floppy drive waa mashiinka ku rakiban kumbiyuuterkaaga ee looyaqaan mashiinkii wax wadaaye sida sawirka kaag muuqata

mishiinkaan waa hardeware wuxuu leeyahay koronto kasoo baxda motherboardka oo gasha floppy drive iyo wuxuu kaloo leeyahay DateCable oo ah xarig caag ah oo macluumadka kasoo qaada motherboarka saas dardeed qaacida loo rakibaa layiraahdaa Rule Pin1 marka haduu kaa xumaado waxaa wanaagsan in qof xirfad uleh bedelo wuxuu ubaahan yahay rakibaadiisa

Afar arimood oo kal ah

  • powerconnector koronto lagu xiro
  • Datecable xariga u dhexeey floppy drive iyo motherboorka
  • Rule pin1 oo ah ilig kowaad ku aadi godka koowaad
  • Bios Enbled waa hadii uu dansanaay sida caadiga waa Enabled

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore