Sidee
aad ay ku Ogaankartaa Emailka Qofka Kuu soo direy Wadankuu Joogo
& Magaalada
Sida
lagu ogaado qofka Emailka kusoo direy waxaa dhacda in aad wada
hadashaan Email ahaan qof aaddan aqoon, waxaadse aad jeceshahay
in aad ogaatid.
wadanka ama qaarada uu qofkaa ku noolyahayaad emailka kuwada hadasheen
, sidacaad la socotaan kumbiyuutarada aduunka oo dhan wey isku
xiranyihiin (Networking),
taasoo kuu suurta gelinayso in aad muddo daqiiqad ka yar aad ku
ogaatid Emailka halkuu ka yimid ama wadanka uu joogo qofkaas .
waxaad ku arki doontaan casharkaan sida ugu fudud ee loo hello
qofka emailkiisa.
inta badan dadku waxey isticmaalaan Hotmail sidaa awgeed waxaan
idinku tusayaa sida loog hello hotmailka,
laakiin yahoo iyo Gmailka
si isku dhow ayey u shaqeyayaan ama makala foga ,
Waxa ugu horeeya waa inaad Sign-in Hotmail aad sameysaa.ilka kuu
sood diray meesha uu joogo
Waxaa kuu soo baxaya qoraalo isku dhex yaacsan waxa keliya oo
aad u baahantahay waa nambarka ku Hor qoran X-Originating
- IP: oo ah IP addreeska qofka
Emailka kuu soo diray meesha uu aduunka ka joogo tusaale ahaan
IP: 192.162.1.72 .Waxaad furi doontaa
websitekan
IP addreskaa soo koobiyeeyso (copy dheh ) webkaas markaad gasho
Websaytkan fur http://cqcounter.com/whois/
kuna qor
Markaas waxaad Tagtaa Inbox
ka falaarta ay kuu tilmaameyso ----> Waxaad dooranaysa
emailkii qofka kuus oo direy ma fureysid ee moowskaada dhul dhig
kaliya
Ka dibna Emailka aad dooneysid inaad ogaato meesha uu ka yimid
gacant midig mawskaada ku riix (Right click)
kana dooro meesha ay ku qoran tahay View
Message source.
Sign in ------>>> Inbox ------>>.Emailka
Saaxiibkaa ,Xaaskaada, Asxaabtaada --------> Right
click (Moowska midig) --->>
dooroo =View Message = Waxaa kuu baxaayo qoraalo
badan ka dhexraadi kadib kadooro ----->>X-Originating
- IP .
Tag www.google.com ku qor http://cqcounter.com/whois
kadib ku qor ip adreeskaada kasoo koobiyeeysey X-Originating -
IP
192.162.1.72 - Whois Information
OrgName: RIPE Network Coordination Centre
OrgID: RIPE
Address: P.O. Box 10096
City: Amsterdam
StateProv:
PostalCode: 1001EB
Country: NL
ReferralServer: whois://whois.ripe.net:43
NetRange: 192.162.0.0 - 192.162.255.255
CIDR: 192.162.0.0/16
NetName: RIPE-ERX-192-162-0-0
NetHandle: NET-192-162-0-0-1
Parent: NET-192-0-0-0-0
NetType: Early Registrations, Transferred to RIPE NCC
Comment: These addresses have been further assigned to users in
Comment: the RIPE NCC region. Contact information can be found
in
Comment: the RIPE database at http://www.ripe.net/whois
RegDate: 2005-02-28
Updated: 2005-02-28
# ARIN WHOIS database, last updated 2010-03-20 20:00
# Enter ? for additional hints on searching ARIN's WHOIS database.
#
# ARIN WHOIS data and services are subject to the Terms of Use
# available at https://www.arin.net/whois_tou.html
Waxaa qorey Akhii calanleey wixii faahfahin kala xiriir http://www.Somalicomputer.Com
Sawirka1

|
Sawirka2

|
Sawirka3

|
Sawirka4

|
Sawirka5

Sawirka5.1

|
Sawirka6

|
Sawirka7

|
Sawirka8

|
Sawirka9

|
Sawirka10

|
Sawirka11

|
Sawirka12

|
65.54.246.237
- Whois Information
OrgName: Microsoft Corp
OrgID: MSFT
Address: One Microsoft Way
City: Redmond
StateProv: WA
PostalCode: 98052
Country: US
NetRange: 65.52.0.0 - 65.55.255.255
CIDR: 65.52.0.0/14
NetName: MICROSOFT-1BLK
NetHandle: NET-65-52-0-0-1
Parent: NET-65-0-0-0-0
NetType: Direct Assignment
NameServer: NS1.MSFT.NET
NameServer: NS5.MSFT.NET
NameServer: NS2.MSFT.NET
NameServer: NS3.MSFT.NET
NameServer: NS4.MSFT.NET
Comment:
RegDate: 2001-02-14
Updated: 2004-12-09
RTechHandle: ZM23-ARIN
RTechName: Microsoft Corporation
RTechPhone: +1-425-882-8080
RTechEmail: noc@microsoft.com
OrgAbuseHandle: ABUSE231-ARIN
OrgAbuseName: Abuse
OrgAbusePhone: +1-425-882-8080
OrgAbuseEmail: abuse@hotmail.com
OrgAbuseHandle: HOTMA-ARIN
OrgAbuseName: Hotmail Abuse
OrgAbusePhone: +1-425-882-8080
OrgAbuseEmail: abuse@hotmail.com
OrgAbuseHandle: MSNAB-ARIN
OrgAbuseName: MSN ABUSE
OrgAbusePhone: +1-425-882-8080
OrgAbuseEmail: abuse@msn.com
OrgNOCHandle: ZM23-ARIN
OrgNOCName: Microsoft Corporation
OrgNOCPhone: +1-425-882-8080
OrgNOCEmail: noc@microsoft.com
OrgTechHandle: MSFTP-ARIN
OrgTechName: MSFT-POC
OrgTechPhone: +1-425-882-8080
OrgTechEmail: iprrms@microsoft.com
# ARIN WHOIS database, last updated 2010-03-11 20:00
# Enter ? for additional hints on searching ARIN's WHOIS
database.
#
# ARIN WHOIS data and services are subject to the Terms
of Use
# available at https://www.arin.net/whois_tou.html
|
Wixii faahfaahin dheeraad la xiriir
Webmasterka
Riix
Halkaan
Ku
Noqo Bogga Hore