Sound and device speech

5.       Kaas madow riix wuu joogsanaaya kadib waxaad  riixaysaa kan play ku qoran si aad u maqasho codkaad duubtay  riix click Play

example

6.       Hadii  codka kuu duubmi waayo ama markaad play riixdo waxbo maqli wayso waxaad raacaysa tilaabooyinkaan hoos ku qoran ee soo socda

Wax cod ah lama duubin No sound is recorded (recordings are silent) back to top of page

Hadii ama markii aad wax ku duubaysay mikrofoonka uusan cod jirin ama kuu muuqan karay calamad tilmaaysa in cod duubmaayo jiray waxad raacdaa talaabooyinkaan isku xig xiga si loo xaliyo probleemka jiraI

Step 1: Hubso in wadaxiriir jiro (Checking connections )

Xaqiiqso in mikrofoonka godka uu ku jiro yahay  godkii sax ahaay xaga danbe ee kumbiyuuterkaada . Hadii taas aad samaysay waxaad iska hubisa xargaha(fiilada) qaar ayaa isu eg  marka iyada si fiican u hubso in kumbiyuuterka gadaashiisa waxwalba sax yihiin waxaa dhici karta in xarkaha aad is daba marisay

Hadii marka godsax ku jiro mikrofoonka welina cod jirin waxaad hubsataa hada meesha soundcard mikrofoonka ka galo waxaa dhici karta in aad fiilida kuwada jirin godka uu nus kaga jiro iyadana hubsohadii weli proboleemkii uusan xalismin waxaad raacaysa talaabada soo socota.

Step 2: Hubso meesha wax laga bedbedelo (Checking settings )

1.       Click Start, Programs, Accessories, Entertainment, and Volume Control.

 waxaa kuu muuqanaysa meesha laga kontoroolo software codka

Volume Control or Master Volume window appears.

2.       Riix bartaas buluuga marka option ka dib (propertie) ku qorantahay

              Click Options, and then Properties.

example

3.       Dooro duub  iyo mikrofoonka adigoo hagiigsanaayo in mikrofoonka dooratey  Select Recording, and make sure Microphone is selected.

example

4.       Riix meesha ay ku qorantahay  Ok (Click OK. )

Meesha ay falaarta guduudan kuu tilmaamayso waxad ka bedeli kartaa oo ka kontorooli kartaa daaqadaan  oo idil si fiican u fiirso arintaan xalkeeda

5.       Riix meesha ay ku qorantahay  option Riix meesha ay ku qorantahay  click Advanced Controls. Hadii meeshaas ka helin macnaheeda waa ma jiro mikrofoon

Bogga Xigga riix Halkaan