Testing your equipment back to top of page

Waxaad tijaabisaa cilada haysata microphonekaada  inta aadan toogan proboleem  (troubleshoot) cilada macod la”aanbaa mise  microphoneka ciladaysan  waxaana wanaagsan inaad xaqiiqsato inuu shaqaynaayo microphoneka iyo computerka cod leeyahay asalka haduusan codsoosaara (sound card )ku jirin ama driverka ciladoobay way adkaanaysaa sida uu u shaqayn lahaay mikrofoonkaada

Tijaabi mikrofoonkaada (Testing themicrophone)

Waxaad hubsataa in mikrofoonka shaqaynaayo oo uuna kujiro godka loogu talagay mikrofoonka ka dib tijaabi in waxduubi karo ama aad hadalkaada maqli karto hadaad is maqasho xaalada waa wanaagsantahay oo waxaad tijaabo ugu dhaqaaqdaa in aad  wax ku duubi karto mikrofoonka waxaana ka tijaabinaysaa meesha windoowska laga tijaabiyo oo ah  waxaad klik siisaa

Start Menu\Programs\Accessories\Entertainment\ kadib \ sound rocorder.

Tijaabi in Duubista shaqaynayso (Testing the record function)

1.       Waxaad  mikrofoonka galinaysaa godka ku yaala xaga danbe ee kumbiyuuterkaaga (Plug the microphone into the mic-in plug on the back of the computer. )

2.       Riix (Click) Start, Programs (or All Programs in Windows XP), Accessories, Entertainment and Sound Recorder.

3.       Riix (Click )Waxaad duubaysaa  codka adigoo riixaaya badhanka cas ama gaduudan sida sawirkaan hoos kaag muuqato (Record (the red dot) and speak into the microphone. )

example

4.       Markii aad dhamayso duubista jooji  waxaadna riixaysa badhanka  madoowga (When finished recording, click Stop (the gray rectangle).

example

Bogga Xigga Riix Halkaan