Sound and speech wave

 

Waxaa jira barnaamishyo badan oo windoowska ku jira

oo uleh codadka kala gooni gooni ah kuwaas waxaa ka

mid ah marka windoowskaad daarmo cod gooni ah oo

lagu yaqaanaa jiro markii aad xirtana wuxuu leeyahay cod

kale kuwaas oo idil waxay ku dhex jiraan windoowsyada

ay microsoft soo saarto laakiin codadkaas qaarkood waa dansanyihiin waa in aad daartaa adiga waxaa laga daari karaa sida sawirkaan kaaga muuqda waxaana laga daaraa sida hoosta ku xusan :

 
  1. Riix Start >> Controlpanel en klik op
  2. Sound and Speech.
  3. Ka dib dooro Sound and Audi device
  4. waxaad doorataa Sounds
  5. kadib waxaad tagtaa properties voor Geluiden waxaad halkaas ka dooran
  6. kartaa liiska codadka ku jira sida Exit windows ama default
  7. hadaad rabto waxaa tegi karta Windows Messenger waa inaad kicisaa windoows massenger oo aad installgaraysaa MSN Messenger. waxaad kadooratkartaa iyadana codka aad maqlayso marka qofka waraaq kusoo tuuro oo meesha chatinga kaala sheekaysanaayo
  8. waxaadna ka tegi kartaa codka windoows massengerkaada kici marka hore massengerkaada start/allprogram /windows massenger/kadib/
  9. Prefernce/
  10. kadib/play sound when contacts
  11. sign in or send amassage

 

Bogga xiga Riix Halkaan