Casharada paltalk>> Qaybta 4"aad

 

Paltalk Waxaa lamaraayaa Hadda Version paltalk Scane

Halkaan waxaan ka hadlaynaa sidaad @ Adminka paltalk u soo qaadan lahayd waxaa kaloo qasab shuruudahaan hoos ku yaala inaad Talaabo talaabo u raacdo

 

Talaabada u Horeysa Waa sidaan Soo socota Waxaad Tagaysaa Marka Uhoreysa www.Paltalk.com

Figure1

 

Sawirka Waxaa kamuuqda

1-My Acount: Waxaad riixaysaa My acount kadib ku qor magacaada iyo Lambarka sirta ah

Waxaad ku qoreysaa magaca iyo xarfaha sirta aad garaacdo markaad paltalk soogasho.

Figure2

Waxaad Riixaysaa Ok sida sawirka kaaga muuqata.

Sawirka 3

Fadlan Sawirka wayneyso Hadaad fahmi wayso

Nickname: Waxaad ku qori tusaale Zubeyr

Password: Waxaad ku qoreysaa Lambarka sirta ku ahi.

.

Sawirka 4

Nickname: Waxaad ku qori tusaale Zubeyr

Password: Waxaad ku qoreysaa Lambarka sirta ku ahi.

 

Sawirka 5

Waxaad Riixaysaa Log in

 

Sawirka 6

Sawirka waxaa kamuuqata Waa Log in Riix

Sawirka 7

Waxaad Click(Riixaysaa) Chat Rooms Si aan qolalka u gug gudubno..

Sawirka 8

Waxaa kaaga muuqanaayo sawirkaan meeshaad kaheli lahayd qolalka kasamaysan paltalk.

Sawirka 9

 

Waxaad Riixaysaa Africa oo ah Qaarada ay kujiraan liiska qolalka oo dhan:

Sawirka 10

Waxaad Kasii Dooranaysaa Somalia oo ah Qolalka halkaas kafuran:

Sawirka 11

Sawirkaan Kuu Muuqda Waa Liiska Lambarada Qolalka oo ah Boggaga Sidee isugu xigaan:

Sawirka 12

Sawirkaan Kuu Muuqda Waa Qolka Magaciisa oo ah Somali Islamic Duruus Center Waa Meeshaan

Usoconay Safarkaan Dheer oo aan soo galney.

Sawirka 13

Sawirkaan Kuu Muuqda Waa Join This Group ( Ka Qayb Gal Guruubkaan) Waa Halkaan Cimaamada/Xijaabka Kasoo

Qaadan Lahayd .

Sawirka 14

Waa Join This Group Macnaheeda Waa Ka qaybgal guruubkaan Maashlaah

Waxaa kale Kuqoran farta Guduudka Qofka qolka iskaleh isaga ayaa liiska aad isku dartey u tagi doontaa

Markaas ayaa lagu Approve (Laguu ogolaan doonaa Warqadii Sharciga @ Adminka)

Sawirka 14

Waa Submit waan ogolaadeey codsigeeyga in loo gudbiyo owner room SIDC

Marka waa Shaqada kugu danbeysa ee aad qabanayso.

Wixii faahfaahin dheeraad la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan Cudurdaar waxaan kacudurdaaranayaa degdeg ayaan kudiyaarinay casharada marka wixii khaladaad hanaloo cudurdaaro Inshalaah.

BarashadaPaltalk4

 

BogaHore Ku Laabo