Antivirus
Waa barnaamish aysamaysay shirkad kamid ah shirkadhaha kaganacsada samaynta barnaamishayada ladagaalaman Viruska saad uga jeedomagaca wuxuu kasoohorjeeda viruska (anti)oo lidkuyahay barnaamishyada ka yimaada internetka oo qariba kumbiyuuterkaaga.
Waxaanjira shirkado badan oo soo saara antiviruska sida.
Norton ,Mscafee iyo kuwo kale oo badan oo aan halkaan ku sheegin.

Waamaxay Virus
Eraygaan qeexidiisa waa adagatahay laakiin waxaan oronaynaa waa Barnaamish kaaga yimaad xaga internetka oo ciladeeya computerada shirkadaada ama gurigaada sida aad uga go"dolaxiriirka aad la xiriirayso aduunwaynaha intiisa kale.
Tusaale hadaad shirkad leedahay o computeradaada uu galo virus oo aad dhowr saacadood shirkadaad laxiriiri wayso shirkadihii macaamiishaaad la lahayd waxaa ku dhacaaya qasaare xoogleh shirkadaada waxaa laga yaaba shirkadaada in ay ahayd shirkadaha tikidkadiyada
Diyaaradaha iibiyo.
Waxayna kusoo gaabinaynaa qeexidiisa waa sofwarekaaga yimaada xaga internet oo dhaawacaay computerka ama qasaare xoogleh u geeysta .
Yaasameeya Viruska
Waxaasameeya dad bartay luuqadaha progaramlanguage oo xaasida ku ah ummada(Dadka) inteeda kale inay waxyeelato dadkaas waxay barteen luuqadaha lagu sameeyo viruska marka waxayjecelyihiin in ay dhaawacaan dhaqaalah tujaarta marka ushiiloo waday nin taajir ah waxayku dhacdaa maskiin yaro internetka soogalay .
Dadkaas ibliis (shaydaan) waxba ma dhaamaan waa xaasidiin waxay jecelyihiin inay wax qaribaan kaliya oodadka xoolahoodaku cayaaraanmaalinkasto viruscusubay soosamaynaayaa.

Maxaa looga hortagaa oo xal ah?
Waaloofakiray oo markii shirkadihii kaceen waxa layiri maan sameeyno barnaamish kasoo horjeedaoolayiraahdo Antivirus .
Antivurus waa softwarekasoo horjeeda virus oo kaadifaacaya viruska kuuna ogolonaaya in shirkadaada shaqo ka istaagin oo aduunyakuxirnaato.
Laakiin waxaadogaataa ninka antiviruska sameeya wuxuu xirfadu leeyahay sida loosameeya viruska marka sheekodhisan oshirkadaawaxay yiraahdeen anagaa idin soo saarayna antivirus software oo labo sanokadib sofwareka waain labedelo oo lasameeyo update
Ama maalinkasto inaad tiraahdo antiviruskaga update.

Waamaxay Update
Update waa lasoco suuqa maantawuxuu maraayo oomarkii virus cusub yimaado waxaa lasoo saara aAntivirus cusub taasa waxaa layiraahda update.
Sida Viris Rpc ama Wormsaser lagu magacaabo dadka kadamiyokumbiyuutarka oo daaran.

Waamaxay khasaarihiisaAntiviruska?
Khasaarihiisainataankumasoo koobi karno laakiin waxaan kuu sheegayna waxaan practice u arag kaliya.
1-Hadii computeradaada uxiran yihiin interanet hagelin antivirus oo wada xiriirkooda blockkusamaeeynaaya.
2-wuu cusleeynaaya pc kumbiyuutaerkaagaada
3-hadaad rabto in sadex kumbiyuuter gurigaada yaalo internet wadaagaan( Internet sharing )
isaga wuxuukeenaa (troubleshooting) waxaa fiican markaad internetsharing sameeysoka dibgeli antivirus.
4-Hadaad rabto in kumbiyuuterku jiro antivirus aad kasameyso ( MSDos Partion) oo aad hardiskigaku qaybqaybis Fdisk waxaa ku imaanaaya digniino badan oo dhaawicikara hardigaas .

Waa maxay faa"dadiisa.
Faaidadiisa waa in uu kaa difaaca wax allewixii kaa soogalo internetka ilaa nimankaan ka ahay (hackers ) waxaa la hubaa in antivirusku difaaci karo hadaad sidaansamayso.
1-live update maalinkasta
2-in antiviruska aad haysato uusan virsion dhicin waxaan u jeedaa in uu cusub yahay antiruskaagada oo usan sanad ka da"waynay sida tusaalewaxaa lagujiraahada 2005
waxaa fiican in antiviruskaada ugu yaraan ahaado2003 ama2004 hadii kale waxaad
Qatar u tahay in kumbiyuuterkaaga uu soo galo kii daminaaye oo daaraaye .

Maka maarmi karaa Antivirus

Jawaabtu waa haa waa hadaad xariif ama jidka taqaano sida calanleey ookale mab aisticmaalo
Antivirus siyaabo kalaad kuxalin kartaa hadaad cilmigeeda leedahay.
Hadaadan cilmigeeda lahayn waxan kugulatalinaaya isticmaal antivirus waa hadii virusku dhibay maalinkasta dhib kugu haayo hadii kale intii viruscusub kuu imaanaayo iska sug markuu yimaado gali antivirus kumbiyuuterkaaga.

 

Wixii faahfaahin dheeraad la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore