Adsl router

adsl router waa modem banaan computerka ladhigo(eexternal) ah waxaana lagu lagu magacaabaa modem xawaarihiisa dheereeyo oo internet ka lagu galo hadeeynu kala qaadno magaca adsl(asym metricaldigital subcriber line) sidaan soo sheegan waa modem kuu saamaxaayo in internetka lagu galo oo bilkasta aad bixiso lacag go"an iyadoo kontoraad aad lagallayso shirkadaha kireeya internetka .

adsl wuxuu isticmaala technolgy point-point Wan waxayna sida caadiga isticmaashaa telefoon laayn.

Router wuxuu noqonayaalabada computer ee fariimaha isu diraayo in fariintooda uu xaqiijiyo isagoo qaacidooyin raacaayo wuxuu kaloo noqonaayaa adsl router in adreesyo qaybsho router maadama adsl router intenet toos ugu xirmaayo .

Router waxaalagu qeexaa waa layers kamid ah network layer software and hardware waana qalab ku xiran labo network rabana inuu ilaaliyo wixii kasoo galaayo network.

router wuxuu isticmaalaaa tabeele tabeelahaas oo ku yaalaan macluumaadka(warbixinada) routerada kale ee netwotka wuxuu fiirinaayaa macluumaadka adreeskuu ka yimid iyo adreeskuu ku socdo.

markay rabaan labo router oo kala fog in ay wada xiriiraan (lanrouter) waxaa qasab noqonaysa in Wan technology isticmaalaan.

Wireless(networkcard)

macnaha waa kaarka network kuu samayn lahaay oo fiilo la"aan shaqeeynaayo waa technologyada cusub kaarkan wuxuu noqdaa mid gudaha(internal) computerka la geliyo sida sawirka kaaga muuqata iyo mid banaanka la dhigo(external ) wuxuuna kga xirmaa midkaan usb poor godka usb ah.

waa maxay faaidadiisa? faaidadiisa waa in aad fiilo(cable) ka maaranto oo aadan gurigaada meelwalba aadan dulduleeynin oo aadan dhaawicin si shaqada kuugu fududaato ?maxaan u baahanaay hadaan rabo inaan kaarkaan isticmaalo ?

waxaad u baahanaysaa inaad marka hore iska fiiriso kaarka gal computerkaada

kadib karka soo iibso oo sofware(drivers) lasocdo kadib rakib .

sidee ayaan u tijaabin karaa kaarka in uu shaqeeynaaya waxaa u tijaabin kartaa labo xaaladood

1-mycomputer /rightclick/device manager /hardware/ka fiiri networka aad soo iibsatey magaciisa in liisku jiro haduu ku jiro waad guuleysatey haduusan ku jirin arinata wey kaa fashilantey (re instal drivers) marlabaad geli software ka

2-waxaad tegaysaa marka xiga oo aadku guuleysatey software galintiisa waxad tegtaa Run/kuqor /cmd waa winxp iyo win2000 hadaad isticmaalayso hadaad isticmaalyaso win98/winme ku qor command eraygaan /kadib daaqad madoobaa ku soo baxayso daaqaadaas kuqor/ ping /ka siko (riix space) 127.0.0.1 oo ah iga tijaabi network card inuu shaqeeynaayo markaad garaacdo hadey soo baxdo qoraalka hoos ku yaalo networkaad waa ok hadaad qoraalkan hoos aad heli weyso ku noqo networkcardkaada (hardware iyo sofware) u baahan in lahubsado Reply from 127.0.0.1: bytes=32 time<1ms TTL=128Ping statistics for 127.0.0.1:
Packets: Sent = 4, Received = 4, Lost = 0 (0% loss
Approximate round trip times in milli-seconds:
Minimum = 0ms, Maximum = 0ms, Average = 0ms.

 

wireless markaad rabto inaad internet wadaagto waxaad u baahanysaa wireless router ama adsl router oo suport labada (wired) fiilo iyo fiilo la"aan(wireless)

markaad router hesho ayaad waxaad isticmaalaysaa wirless inviroment.

 

Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore