 |
Waxaa xaqiiqo ah doorka muhiimka
ah ee
uu computer-ku maanta ka qaato
dhaqdhaqaaqa kala duwan ee bulshada
somaliyeed.Hadii aad tahay Arday.Macalin
Ganacsade,Dhaqtar,wariye.Ama xirfadle
waxa uu computer-ka si too ah ama si
dadbanba ugu yeelan karaa howlahaaga
Sidaa darteet waxa aan halkan Ku soo
gudbinay,Webkani,waxa aanu nahay arday
Aan kala faa ii deesano aana isku faa iideeno
|