• BARASHADA دروس اللغة العربية AFCARABIGA

    Asalaamucaleykum السلام عليكم halkaan waxaan idiinkugu soo gudbin doonaa casharo taxano ah oo loogu talagalay caruurteena dhamaeysey kitaabkeena qaacidah القاعدة النورانية nuuraaniya si hingaadooda loo dhiso , waxaan u bilaabney HINGAADA QURAANKA KARIIMKA iyo Barashada afcarabiga Madiinah book1 marka ka fa”iideyso wacan.

    KITAABKA WAXA UU KA KOOBAN YAHAY 10 CUTUB.

    • Cutubka Kowaad
    • Cutubka Labaad
    • Cutubka Sadexaad
    • Cutubka Afraad
    • Cutubka Shanaad
    • Cutubka Lixaad
    • Cutubka Todobaad
    • Cutubka Sideedaad
    • Cutubka Sagaalaad
    • Cutubka Tobnaad

    Waxaan rajeynaynaa in ay ardeyda ka faa”ideysan doonaan inshlaah.

    [wp_quiz_pro id=”1048″]