• Koorsada Exam 70- 685

    waa barashadda maadada MCITP ENTERPRISE DESKTOP SUPPORT oo maado aad u wanaagsan oo qofka oo ku baran doono , cilmi aad u badan oo dhinacyadda shirkada microsoft windowsyada ay soo saarto kuwaasoo u jeedadooda ubadan xaga guryaha iyo shirkadaha , waxaan rajeynaya inay ardeyda ka faa”ideysan doona waxyaalo aad u farabadan.